Wasiirka beeraha JSL Oo isku-shaandhayn, xil ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay Agaasime waaxeedyada

Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland Mudane Maxamed Xaaji Cismaan, ayaa isku-shaandhayn, xil ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay Agaasime waaxeedyada wasaaraddaasi qaarkood.

Wareegto uu maanta soo saaray Wasiirku, ayaa u dhignayd sidan:-

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker