Diyaaradaha Darone-ka Iiraan oo Galaaftay Xilkii Taliyaha Sirdoonka Israaiil

Duulimaadyadii Maalmihii Tegay ay Diyaaradaha aan Duuliyaha Lahayn ee Iiraan Ku Dulmaaxeen Xarumaha Ciidamada israaiil ayaa Galaaftay

Madixii Hay,adda Sirdoonka israaiil Yossi Cohin oo Xilka Looga Qaaday Waxa ay Xukuumadda Netanyahu ku Tilmaantay Diciifnimada Taliyaha Guud ee Mossad.

 

Waxaan Si Xun Xilka Looga Qaaday mr Cohin oo isu Arkayay Masuulka ay Ku Dhaataan Shacabka Israaiil

Si Kastaba Ha ahaatee Waxaa Muuqatay inaan la dhayalsan karin Awooda Ciidamada Cirka ee Iiraan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker