Xildhibaan Reer Laascaanood Oo Shaaciyey in Gudoomiye Faysal Cali Waraabe U Basaasi jiray Taliskii Siyaad Barre
Laascaanood(OWN)- Xildhibaan Reer Laascaanood oo ku sheegay Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe inuu berigii hore u Basaasi jiray Siyaad Bare, hadana waa fadlan lacag ku shubo weeyaan.