Guddoomiyihii Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag Oo Is-casilay.

Guddoomiyihii Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ee Somaliland Cali Xuseen Cali Somalia ayaa waxaa lagu soo waramayaa in xilkii uu ka haayay degmadaas uu iska Casilay.

 

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababta uu isku Casilay Guddoomiye Cali Somali oo Mas’uul ka ahaa Degmada Badhan ee  Somaliland.

Cali Somali ayaa waxaa la sheegay in uu ka hor yimid amar ka soo baxay Somaliland ee ahaa in weerar lagu qaado maamul  Goboleedka Puntland, hayeeshee uu diiday Go’aankaas,isla markaana uu is Casilay.

 

Gobolka Nanaag ee ku yaalla Wadooyiga Soomaaliya ayaa waxaa isku aheysta  Puntland iyo Somaliland, waxaana halkaasi dhow jiir oo horey dagaallo xoogan ay ku dhexmareen Ciidamo kala taabacsan labada dhinac.

 

Cali Xuseen Cali Somalia

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker