Wasiirro ka Qayb Galay Shirka Wadaageyaasha Dhaqaalaha Ee Dalka

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland, Agaasimaha guud ee  Baanka dhexe iyo rugta ganacsiga iyo Agasimeyaal guud,ayaa ka qayb galay shirka wadaageyaasha dhaqalaha oo ah shir saddex biloodle ah oo ay soo qaban qaabiso wasaaradda Ganacsiga wershadaha iyo dalxiiska Somaliland.

 

Shirkan oo ay ka qayb galaan ganacsatada yaryar ee loo yaqaan wadhatada isla markaana diirada lagu saaro kobcinta dhaqaalaha.

 

madaxdii ka hadashay iyo qodobada lagu fanqeeyay oo dhammaystiran halkan ka daawo.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker