Kulan Dhex Maray Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Iyo Safiirka Midowga Yurub (EU)

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi “Cirro” iyo xubno ka tirsan hogaanka xisbiga ayaa saaka kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub (EU) Ambassador Tiina Intelmann.
Hoggaanka Xisbiga iyo Safiirku waxay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka cakiran ee Somaliland, xaaladaha amniga iyo nabadgelyo darro, xuqquda insaanka, xorriyad qorlka iyo xaaladda ka jirta Laasacaanood iyo gobolka Sool.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker