Askari ka tirsanaa Ciidamada Milatriga Xerada Goryo Cawl ee magaalada Boorama Oo Dilay Talyihiisii.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boorama ayaa sheegaya in Saaka subaxnimadii uu Askari ka tirsan ciidamada Milatariga ee galbeedka Boorama uu dilay Talyihii oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Dalmar Xasan Allah ha u naxariistee.

Dilkan ayaa ka dhacay Xerada Ciidmada milatriga ee deegaanka garaya Cawl ,Balse ilaa imika ma jiraan FaahFaahino dheeraada Oo ka Soo Baxay Dilka iyo Sababta ka dambeysay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker