Madaxweynaha Somaliland oo Saxeexay Buuga Tacsida Boqoradii Ingriiska ee Geeriyootay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta saxeexay Buugga Tacsida ee Boqoradii Ingiriiska Queen Elizabeth II oo la dhigay Xafiiska Boqortooda Ingiriisku ku leedahay Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa. Iyadoo madaxweynuhu hore u tacsiyadeeyey qoyska boqortooyada, dawladda iyo Dadweynaha Ingiriiska oo xidhiidh qoto dheeri ka dhexeeyo Jamhuuriyadda Somaliland.