Xisbiyada Mucaaradka Itoobiya Oo Heshiis ka Dhan ah Abiye kala Saxiixday.

Xisbiyada Mucaaradka ah ee dalka Itoobiya ayaa Shalay  kala saxiixday heshiis wada shaqayn ah, Xisbiyadaas waxaa kamid ahaa Ururka ONLF.

Xisbiyadan heshiiska gaadhay oo  ay Tiradoodua lagu sheegay 10 Xisbi kusoo intooda badan horey u ahaa Ururo Mucaarad ah oo hubaysnaa, balse wixii isbaddalkii dalka ka dhacay ka dambeeyay Noqday Xisbiyo u tartamaya Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo.

Lama hubo tallaabada xigta ee ay qaadayaan Xisbiyadan Shalay  kala saxiixday inay wada shaqaynayaan, iyagoo hadday isbahaysi cusub samaystaan ay doorashada kula tartami doona Xisbiga ay ku midaysan yihiin Xisbiyada talada degaannada dalka haya ee EPP.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker