Dilkii Wariye Jamaal Khaashuqji Oo Lagu Eeedeeyay Dhaxal Sugaha Saudi Arabia

Khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay oo ku xeel dheer ilaalinta xuquuqda aadamaha ayaa soo saaray natiijada baaritaan ay ku sameeyeen dilkii weriye Jamaal Khaashuqji.

Warbixin ka kooban boqol bog oo ay soo saareen ayey ugu baaqeen Qaramada Midoobay inay dambi-baadhis ku samayso dhaxal-sugaha Sacuudiga oo lagu eedeeyay dilka Jamaal Khaashuqji.

Waxaa jira caddaymo looga qaateen ah oo muujinaya in Amiirka leh dhaxalka boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo masuuliyiin kale oo sarsare kuwaas oo shaqsiyaad ahaan loogu qabsan karo dilkii wariye Jamaal Khashoqji, sida ay sheegeen khabiir ka tirsan Qaramada Midoobay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker