Todobaadkan iyo Somaliland USA Program Oo Ku Saabsan Doorashooyinka Maraykanka

Todobaadkan iyo Somaliland USA Program at Tempo Afric TV, Minneapolis, Minnesota, waxaanu waraysi khaas ah la yeelanay aqoonyahan Abdi Haybe oo ah muwaadin reer Somaliland oo aqoon sare u leh habka doorashada Maraykanku u dhacdo, sidoo kalena ah Xubinta u qaabilsan abaabulka siyaasada Iskaashatada Shaqaalaha Adeega ee Caalamiga ah (Service Employees International Union, SEIU). Waxa uu si gaara uga warami doonaa tartanka Badhasaabka Gobolka Minnesota.

 

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker