Hooyada dhashay Ikraan Tahliil oo war cusub kasoo saartay kiiskeeda

Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada Ikraan Tahliil oo muddo badan lagu la’yahay gacanta Hay’adda Nabad-Sugidda ee NISA oo shir jaraaid qabatay ayaa sheegtay in kiiska gabadheeda aan ilaa hadda wax laga qaban.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker