Wajaale Ilaa Garoowe Oo Laga Hakiyay Isticmaalka 50 Dollar

Magaalooyinka Hargeysa, Wajaale, Burco iyo Garoowe ayay wararku Sheegayaan In Ganacsatadu ay hakiyeen isticmaalka $50.

Lacagtan oo taariikhdeedu tahay 2013 ayay Ganacsatadu diidmadeeda u dacal Saarayaan inay tahay been Abuur.

Ethiopia ayaa dhawaan xidhxidhay Rag La sheegay inay Dollar been abuur ah farsamaynayeen, kuwaas oo malaayiin ku sii daayay Suuqyadda.

Waxaanse la Hubin In Lacagtaas been abuurka ah ee Ethiopia Lagu Sameeyay ay Soo Gashay suuqyadda Magaalooyinka Somaliland iyo Puntland.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker