Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Ka Horyimid Shirka Shidaalka Ee Ka Dhacaya Magaalada London

Guddiga kheyraadka qaranka ee golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa ka soo horjeestay shirka looga hadlayo Shidaalka ee maalinta khamiista ah ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.

 

War Saxaafadeed ay guddiga soo saareen ayaa lagu sheegay in shirkaasi xaraashaka ah aanu waafaqsaneyn shuruucda dalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker