Cudur lamid ah Ebola oo ka dillaacay Ghana

Saraakiisha caafimaadka ee dalka Ghana ayaa sheegay in ay xaqiijiyeen labadii kiis ee ugu horeeyay ee Fayraska Marburg, oo ah cudur aad u faafa oo la mid ah Ebola.

Saraakiisha Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay in labada bukaanba ay ku dhinteen isbitaalka.

Sagaashan iyo siddeed qof ayaa ku jira karantiil iyadoo looga shakisan yahay inuu haleelay fayraskan.

Fiidmeerta ayaa la ogaaday in uu kasoo faracmay feyraskan, saraakiisha ayaa dadka uga digay inay ka fogadaan godadka ay ku nooshahay fiidmeerta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker