DAAWO: “Haddii Dawladdii Siilaanyo Sidaa Ku Shaqayn Jirtay Aniga Qays Ima Magaacaabin…” Wakiil Somaliland U Fadhiya Imaaraadka Carabta Oo Arrimo Fadeexad Ah La Soo Fadhiistay Warbaahinta

Hargeysa (OWN)-Wakiil Somaliland ee Imaaraadka Carabta Xasan Yaasiin Hirad Cabsiiye ayaa ka eedeeyay qayskii hore ee xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo uu sheegay inay si qoysnimo ah ugu shaqaysan jireen dawladnimada waxaanu iska fogeeyay dacaayado la sheegay inay magacaabistiisa ka dambaysay Marwada kowaad ee Madaxweyne Muuse Biixi Sahra Cabdillahi Cabsiiye oo eddo u ah, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker