Saddexda Xisbi Qaran ee JSL Oo Kulan La Yeeshay Gudida Doorashooyinka Qaranka.

Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay gudida doorashooyinka Qaranka.
Kulankani ayaa lagaga wada hadlay halka ay marayaan diyaar garawgii doorashooyinka Qorshaysan Sanadkani 2022.
Komishanka doorashooyinka ayaa la sheegay in ay sheegeen in meel fiican ay u marayso diyaargarawgooda la xidhiidha qabashada doorashooyinka.
Beesha Caalamka ayaa somaliland ku adkaysay in doorashooyinka ay wakhtigooda ku qabtaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker