Kulan madaxtooyada Ku dhexmaray madaxda Dhaqanka Habarjeclo iyo Madaxweynaha Somaliland

shir ayaa lasheegaya in uu Dhex maray Madaxda dhaqanka Ee Beelaha Habar jeclo iyo madhaweynaha Somaliland shikaasi ayaa madax dhaqameedka madaxweynuhu kala hadal arinta gudoomiye nimada Kulmiye . Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu madax dhaqameedka u gudbiyey cudur daar ku saabsan in dhawr jeer oo hore ay u suurto geli weyday inay kulan yeeshaan. Madax dhaqameedka oo iyaguna goobta ka hadley ayaa wararku sheegayan in madaxweynaha arimaha ay kala hadleen ay ka mid tahay khilaafka doorasho ee dalka ka taagan . Madax dhaqameedka ayaa la sheegay inay madaxweynaha u sheegen in tanaasul uu sameeyaa ay magac u tahay isaga iyo guud ahaan-ba qaranka Somaliland . Mana jirto wax qado ah oo ay wada yeesheen madaxweynaha iyo madax dhaqameedku .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker