Madaxweynaha Somaliland oo Booqasho Kadisa Ku Tagay Dagmada Maxamed Mooge

Booqashadda Madaxwynaha Somaliland uu ku soo gaadhay Xaafadda Maxamed Mooge Saaka oo ay ahayd Maalin Ciida ah oo lagu guda jiray Debaal degii Ciidul Figriga oo Saaka ku Beegnayd’ waxa Booqasho oo Kedis ahayd Xaafadaasi ku yimid Weftiga Madaxweynaha oo ay ku weheliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska ee Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Saqadhi Dabagale ‘ Xubno Golaha Wasiiradda ka tirsan’ iyo Ciidanka Gaarka ah ee Ilaalada Madaxweynaha’ ayaa waxa ay Weftiga Madaxweynuhu ku degeen Huteel Nasiye ee Xaafadda Maxamed Mooge.
Wqxa sido kale Madaxweynaha iyo Weftigiisa ku qaabilay halkaasi kuna soo dhaweeyey Guddoomiyaha Degmadda Maxamed Mooge Maxamuud Goofindhe ‘ Xoghayaha D3gmadaasi Maxamed Mustafe Bidhaan’ Taliyaha Booliska ee Sladhiga Maxamed Mooge ‘ Guddoomiyaha Guddida Nabadgeyadda Iid Cabdilaahi Hirad iyo shacabka Xaafadda Maxamed Mooge.
Waxaana Weftiga Mqdaxweynuhu Shirgaar ah halkaasi kula yeelanayaa Dadweynaha iyo Waxgaradka Xaafadda oo Maamulka Degmadu uu weheliyo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker