Dhegayso: Dawlada Deegaanka Somalia Ethiopia oo Soo bandhigtay 250 Askari oo sigaara Loo Tababaray *(komaandoos)

Gobolka Soomaalida ee Ethiopia ayaa markii ugu horreysay laga dhisey ciidamada Kumaandooska ee sida gaarka ah u tababaran.

Ciidamadan oo gaadhaya 250 askari ayaa qeyb ka ahaa 3000 oo askari oo ciidamo cusub oo Liyu Boolis ah oo dhowaan tababar loo soo xidhay.

Ciidamadan ayaa looga talo-galay inay ka jawaabaan xaaladaha deg degga ah iyo difaaca xuduudaha gobolka.

HADABA HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO ARRINKAAS OO UU FAAHFAAHIN KA BIXINAYO SUXUFI DEGAN MAGAALADA JIG JIG

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker