Wasiirka Arimaha Gudaha oo kulan La Qaatay Qaar Ka Mida Maayirada Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, ayaa kulan qaatay Maayarada Hargeysa, Boorama, Berbera Iyo Agaasimaha Ma-hadka Dawladda Hoose ALGASL, kulankan oo ka qabsoomey Xafiiska Wasiirka ayaa la iskaga xogwaraytay Shaqooyinka muhiim ka ah ee ay Qaranka u hayaan Maayarada Dalka iyo Xoojinta wada shaqayn Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose.

Kulan waxaa Wasiirka ku wehelinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Maxamed Yuusuf Ismaaciil iyo qaar ka mid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker