Laascanood : 4 Qof oo Lagu Dhaawacay iska Horimaad Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha.

inta la xaqiijiyey 4qof aya dhaawacmay kadib iska hor imaad saaka hiirtii waabari ka dhacay garoonka diyaaradaha Laascaanood.

Kooxo qaadlayaal ayaa isku rasaaseeyey garoonka kadib markii laysku qabtay diyaar siday qaad oo labada dhinac ay isku maandhaafeen imaanshaheeda.

Wararka ayaa sheegaya in diyaaradii siday qaadka ay qudheeda xabado ku dhaceen iyadoona isla markiiba garoonka dib uga duushay.

Mudooyinkii udanbeeyey waxaa jiray muran la xiriiira soodejinta qaadka mirooga ee ka yimaada kenya kaasi ay isku hayeen ganacsato qaadwaleyaal ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker