Tacsi Ku Socota Qoyskii Marxuun Cali Jamac Jubadaale (Cali Caarif)
Inaa lilaahu Wa inaa ileyhi Raajicuun.
Dhamaan Jahlida Somaliyeed ee magaaladan Sheffield waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii,qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtiisiiba.Geeridii ku timid Marxuun Cali jamac Jubadale (Cali Caarif), oo goor dhaweyd ku geeriyooday Nothern General Hospital ee Magaaladan Sheffield. 9/3/19.
Ilaahay waxaanu uga baryaynaa inuu janatul Aclaa geeyo AMIIN AMIIN AMIIN.
Mataan M Omar
Sheffield UK.