Guddoomiyaha UCID Oo Soo Dhaweeyaay Go’aankii Madaxdhaqamedka

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay inuu Soo Dhaweeyaay Go’aanka ay Xalay Soo Saareen Guddiga Madaxdhaqameedka Beesha Habar jeclo waxanu sheegay gudoomiye Faysal inu Soo Dhaweeynayo waxkasta oo Midnimada iyo Wada jirka umada ka talinaya.

‘Wax alaale Wixii Dalkayaga Wanaag iyo Midnimo u Horseedaya oo khilaaf inaga saaraya Waanu Soo Dhaweeynaynaa xisbi ahaana waanu soo dhaweeynayanaa ” ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker