Hoodo Garays Oo U Jawaabtay Afhayeenka Booliska Somaliland
Saxafiyadda Hoodo Maxamuud Nuur (Hoodo Garays) Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Haddalkii Ciidanka Boolisku Kaga Hadleen Falkii Ay Ciidanka Booliska Saldhiga Qudhac Dheere Iyada Iyo Hooyaddeed Ku Waxyeeleeyeen.