Madaxweyaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ee Dalka ETHIOPIA Oo Beeniyey Warar Been Abuur Ah.

Madaxweyaha dawlad Deegaanka Soomaalida Ee Dalka ETHIOPIA Mustafa Muxumed Cumar (Cagjar), ayaa beeniyey Warar Been Abuur Ah oo laga faafiyey Ciidanka Deegaanka Soomaalida.
Madaxweyne Cagjar oo Warbaahinta Dawladda Deegaanka kula hadlay Magaaladda Jig-jiga, ayaa Wararkan ku tilmaamay Kuwo been Abuur ah oo aanay waxba ka jirin. Waxaanu Yidhi Madaxweyuhu Isagoo ka hadlaya Amuurtan”Wararka beenta ah ee ciidanbaa la tirtirayaa waxaan kaga jawaabayaa in aan balaadhinayno ciidankii jiray labba laabkii.
80 gaadiidka hada la idin siiyay waxaa ku xiga 80 gaadiid kale oo aan bilahan idiin soo wadno.Dhamaan qalabka ciidamada sidda night gogles, iwm waan keenaynaa”. Siddaas ayuu yidhi Mustafa Muxumed Cumar (Cagjar)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker