AKHRI: Xisbiyadda Qaranka JSL Oo heshiis ka gaadhay qabsoomida doorashooyinka Golaha Wakiiladda iyo deegaanka

Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa maanta kala saxeexday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee sannadka 2020-ka.

Heshiiska rasmiga ah ee laga gaadhay qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo gacantooda ku saxeexeen madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyayaasha xisbiyada UCID, Eng. Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali-waraabe iyo WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa u dhignaa sidatan:

 

No photo description available.

No photo description available.

No photo description available.

No photo description available.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker