Dagal Ku Dhexmaray Ciidamo ka Wada Tirsan Puntlaan Garoonka Diyaaradaha ee Boosaso

Iska horimaad u dhaxeeya ciidamada PMPF-ta & PSF-ta Puntland ayaa kasocda garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso.

Ciidanka PSF ayaa doonayey in garoonka diyaaradaha laga soo dajiyo diyaaradda ay lasocotay wafdiga dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, laakiin ciidanka Imaaraatka ay maamulaan ayaa diiday in diyaaraddan ay dagto.

Saraakiisha PSF ayaa amray in diyaaradda dib loogu soo celiyo garoonka oo ay soo dagto.

Diyaaradda ayaa waday daawo iyo gargaar deeq ah oo loogu talogalay bulshada gobalka Barri, taas oo ay qeyb ahaan uga heleen kaalmada dawladda Faderaalka Soomaaliya lasoo gaarsiiyey.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker