Ra’iisul Wasaaraha Britain oo ay haysato fadeexad uu xilka ku weyn karo


Ra’iisul Wasaaraha Britain ayaa culeyskii ugu xoogaanaa ee siyaasdiisa kala kulmaya fadeexadda ka dhalatay inuu jabiyay shuruucdii xayiraada COVID-19 kadib markii uu ka qeyb galay xaflad caweyn ah oo ka dhacday beer ku taala xafiiskiisa.

Boris Johnson ayaa sidan sameeyey xilli dalka intiisa kale la geliyey xayiraad la xidhiidha COVID-19 oo looga ilaaliyey shacabka inay isku tagaan, taasi oo ka careysiisay shacabka kuwaas oo hadda dalbanaya inuu xilk ka dego.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker