Shir ku saabsan Amniga Bada oo Hargeysa lagu Qabtay

Shirkanoo ay si wadajir ah usoo qaban-qaabiyeen Xafiiska Xidhiidhka Amniga Badda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL iyo Hay’adda EUCAP, waxa ka soo qayb-galay dhammaan daneeyayaasha arrimaha badda oo ay ka mid yihiin Wasaaraddaha, La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Badda, Hay’addaha, Ciidamadda kala duwan ee JSL iyo Jaamacaddaha bixiya aqoonta culuumta badda,
Shirka waxa si rasmi ah u furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL mudane Ahmed Abokor Mohamed waxaanu ka waramay muhiimada shirka maadama ay arrinta baddu tahay mid taagan loona baahanyahay in laga wada tashada arrimaha amniga badda iyo badbaadinta deegaanka
Sidoo kale waxa faahfaahin ka bixiyey shirka mudane Abiib Axmed Xirsi Agaasime Ku-xigeenka Xafiiska Xidhiidhka Amniga Badda & Madaxa Hay’adda EUCAP ee Somaliland mudane Poul Severinssen waxaanay ku dheeraadeen ahmiyada kulanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker