Daawo Dood Xaasaasi ah oo laga yeeshay Khilaafka Xubnaha cusub ee Guddiga Doorashooyinka

Xisbiga Mucaaradka ah ah ee Waddani iyo Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa isku soo hor-fadhiistay dood xaasaasi ah oo ku saabsan khilaafka xubnaha Cusub ee Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo xaalad siyaasadeed ka abuuray dalka.

Halkan Hoose kaga bogo doodda dhexmartay Kulmiye iyo Waddani

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker