Dadwaynah Deeganka Lafaruug Oo Banaanbax Ka Dhigay In Cid Gaar Ah Kooto Loogu Xidho Buuraha Hegabo
Qaar Kamid ah Dadwaynaha Ku Dhaqan Deeganka Lafaruug Oo Dhigay Isku Soo Bax Ay Kaga Soo Horjeedaan In Cid Gaar Ah Kooto Loogu Xidho Buuraha Hegabo ee gobolka Saaxil.