Khayre Oo Washington Kula Kulmay Wasiirka Maaliyada Dalka Netherlans mr Wopke Hoekstra

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Washington kula kulmay wasiirka maaliyadda Netherlands, Wopke Hoekstra oo ay ka wada hadleen xoojinta Xidhiidhka labada dowladood ee qorshaha Soomaaliya deynta looga cafinayo.

Wasiir Wopke Hoekstra oo caddeeyay in dowladda Netherlands ay ka go’antahay in Soomaaliya ay ka caawiso gaadhista barta go’aanka deyn cafinta.

Kualnka ayaa qayb ka ahaa kulamo doceedyo xariir ah oo Ra’iisul Wasaare Kheyre uu ka waddo Magaalada dalka Mareykanka.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Kheyre iyo madaxweynaha bangiga adduunka, David Malpass, ayaa kulankoodii labaad sannad gudihiis waxa ay ku yeesheen magaalada Washington ee dalka Mareynkanka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker