Maxkamadda Sare ee Puntland Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Raggii Kufsiga Iyo Dilka U Gaystay Caasha Ilyaas

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa ayidey xukunkii maxkamadaha derejada 1aad iyo rafcaanka gobolka Nugaal ay ku rideen saddex nin oo loo haystey dilkii iyo kufsigii Caasha Ilyaas Aadan.

 

Kadib markii muddo saddex jeer ah la horkeenay maxkamadda sare ee Puntland ayaa waxa ay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dhammaan ku xukuntay dil toogasho ah.

Magacyada

1. Cabdishakuur maxamed Dige shiine

2 Cabdifataax Cabdirahman Warsame

3. Cabdisalaan Cabdirahman Warsame

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker