Dhegayso:Waa Maxay Saamaynta ay Xisbiga Jamhuuriga ah ku Keenayso Doorashada ka Dhacday Gobolka Lowa

Waxaa xalay lagu dhawaaqay Natiijada Doorashada horudhaca ahayd ee Isniintii ka dhacday gobolka Iowa ee Dalkan Mareykanka.

Doorashadaas ayaa lagu kala reebayey murashixiinta xisbiga dimuquraadiga ee doonaya inay u baratamaan madaxtinimada doorashada bisha November ee sanadkan 2020-ka.

 

 

Ku dhawaaqista Natiijada oo dib u dhacday ayaa hadda waxaa in yar ku horeeya Duqii hore ee magaalada South Bend ee gobolka Indiana, Pete Buttigieg, waxaana garabka ku haya Senator Bernie Sanders oo laga soo Doorto gobolka Vermont.

 

 

Hadaba Haddii aynu Iswaydiino Maxay Doorashadaasi uga dhigantahay Xisbiga Talada Haya iyo waliba Suaalo ku aadan khudbadii xalay ee Madaxweyne Trump Jeediayay.

 

Hadaba  Doorashadaasi iyo Saamaynta Axsaabta Maraykanka Waxaa Inoo Sharaxay ,.Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo ka faalooda arrimaha Mareykanka.

 

Sharaxaadaas oo dhamays Tiran Halkan Hoose ka Dhegayso:

 

 

 

 

 

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker