War deg deg ah : Kenya oo qarka u saaran inay Gabi ahaanba iskaga baxdo kiiska dacwada badda Soomaaliya

Muqdisho (OWN) – Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Dr Axmed Cali Daahir ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Kenya ay qarka u saaran tahay inay iskaga baxdo kiiska dacwadda  badda Soomaaliya ee yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ)

Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Kenya ay hadda ka fakareyso sidii ay kiiska uga hari lahayd.

Hadalka Axmed Cali Daahir ayaa imanaya laba maalmood kadib markii Kenya ay maxkamadda ICJ ka codsatay in dib loo dhigo dhageyso dacwadda “si ay u qorato qareenno cusub.”

Naga filo faah-faahin dhowaan, Insha Allah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker