Sidii Loogu Kala Guulaystay Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland oo Guddoomiyahooda cusub u doortay Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo helay 42 cod, halka Murrashax Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) uu helay 39 cod.

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland waxa loo doortay Siciid Mire Faarax oo helay 41 Xildhibaan, halka Cumar Jaamac Faaraxna uu helay 40 xildhibaan.

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Wakiillada waxa ku guulaystay Cali Xaamud Jibriil oo helay 43 cod, halka Cabdinaasir Cismaan (Qodax) uu helay 38 cod.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker