Daawo Waraysi Gudoomiyihii Hore Ee Dalada SONSAF Mustafe Sacad

Todobaadkan iyo Barnaamijka Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV, waxaanu waraysi aad u xiiso badan la yeelanay Mudane Mustafe Sacad oo ahaa gudoomiyihii hore ee SONSAF (Somaliland Non State Actors Forum), xubin ka mid ah gudida sare iyo  aas aasayaasha dalada SONSAF. Waraysigu wuxuu dabooli doonaa dhinacyada  SONSAF oo ka qayb gashay shirka SDG ee Qaramada Midoobay, New York; Wadahadalada Somaliland iyo Somalia iyo caqabadaha hortaagan doorashooyinka golaha Wakiilada iyo Degmooyinka ee Dec. 12, 2019. Waxa waraysigan qaaday aniga oo ah Mohamud Geedwareershe.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker