Hindiya Oo Sheegtay In Gantaal Ay Rideen Si Khaldan Ugu Dhacay Pakistan

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Hindiya ayaa la sheegay inay qiratay  gantaal dalka Pakistan 9-kii bishan uu ahaa mid si khaldan loo riday oo ka yimid dhanka Hindiya, haddana uu socdo baadhitaan heer sare ah oo la xidhiidha dhacdadaas.

Warka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu yidhi: “Gantaalka si khaldan ayaa loo riday 9-kii March, waxaana sababtay cillad farsamo oo ku timid tijaabooyinka caadiga ah.”

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker