Dhegayso: Tartanka Koobka Qaramada Africa si Rasmi ah uga Furmay Dalka Masar

Kadib Xafladdii furintaanka, waxaa wada ciyaaray xulka tartanka marti galinaya ee Masar iyo xulka Zimbabwe, iyada oo natiijadii ciyaartuna ay ku dhamaatay 1-0 ay guushu ku raacday dalka Masar.

Ciyaaraha ayaa ka kala dhacaya gobolada Qaahira, Alexandria, Ismaaciliya iyo Suez.

 

Halkan Hoose ka dhagayso warkaas oo dhamaystiran

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker