Oodweyne News - Latest Somali News Update

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Ayaa Shacabka Somaliland Ka Dalbaday Cafis

Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Faraamjo Ayaa Shacabka Somaliland Ka Dalbanaya Cafis Xasuuqii Dawlladii Kacaanku Ka Geystay Degaanada Somaliland Sidoo Kale Madaxweyne Farmaajo Waxa Uu Ugu Baaqay Madaxadii Ka Tirsanayd Dawlladii Kacaanka In Ay Cafis Ka Dalbadaan Shacabka Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo