Maxkamad Malaysia Ku Taal oo Xukun Adag Ku Xukuntay Nin Aflagaadeeyey slaamka

Warbaahinta gudaha ee dalka malaysia ayaa sheegaya in sabtidii  xukun lagu riday Nin Diinta Islaamka iyo Nebigeenna Suuban ee SCW ku aflagaadeeyey Baraha Bulshadda.

 

Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Maxamed Yazid Kong oo 52-jir ah waxaa la xidhay todobaadkii hore, Maxkamaddu waxay Eedeysanaha   ku xukuntay xabsi ka badan 10 oo xadhig ah.

Maxkmaddu waxay ku gacan-saydhay rafcaan uu soo qortay Eedeysanaha oo xukunkiisa ah kii ugu dambeeyey ee la xukumo.

Tirada Muwaadiniinta Malaysia ee lagu helo Xadgudubka Xeerka Ciqaabta ee Sharciga Isgaasiinnta iyo Warbaahinta kale, kaasi oo la saxiixay sannadkii 1998-dii.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker