Shil baabuur oo ka dhacay berbera

Hal qof ayaa inta la xaqiijiyay ku dhaawacmay shil baabuur oo ka dhacay goob suuq ah oo ku taala magaalad Berbera.

Shilkan ayaa waxa uu ku dhacay agagaarka goobta loo yaqaan geedka dhamasta ee magaalada Berbera, waxaana sabay gaadhiga loo yaqaan Vitiz-ta.

illaa hadda lama shageen wax khasaare nafeed oo ka badan dhaawaca hal-kaa qof soo gaadhay, se waxa jira bur-bur uu u gaystay merado ganacsi oo goobtaas ku yaalay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker