Boqoradda Dalka ingiriiska oo hambalyo usoo dirtay Shacabka reer Somaliland 26-june owgeed
Boqoradda dalka ingiriiska Queen Elizabeth ayaa dhanbaal hambalyo ah usoo dirtay Shacabka reer somaliland munaasibadda 26-june 1960-kii 58-guuradii kasoo wareegtay xiliigii somaliland ka qadatay xornimada isticmaarkii ingiriiska………………