Dab Qabsaday Warshad ku Taal Berbera.

Ciidanka Dabdemiska Berbera ayaa habeenimadii xalay damiyay dab ka kacay Warshada Daqiiqda ee Al-wadaniya ee magaalada Berbera.

Ciidanka ayaa dabkaa ku hakiyay halkii uu ka bilaabmay, waxaana ciidamadu badbaadiyeen hantidii wershadaas gabi ahaanteed.

Wershadan ayaa ah Weshad ganacsiyeed weyn oo soo saarta daqiiqda, waxaana lagu maalgeliyay hanti farabadan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker