Hogaamiyeyaasha UK iyo Qatar oo kulan ku qaatay magaalada London

Ra’isul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa sheegay in uu sii xoogeysanayo xidhiidhka dalkiisa uu la leeyahay Qatar, intii lagu guda jiray soo dhaweyn uu ugu sameynayay aqalka Downing boqorka Dalkaasi.

Sheikh Tamiim bin Xamad Al-Thani ayaa dhankiisa soo dhaweeyay kulanka uu Jimcahii shalay  la qaatay mr Johnson, isaga oo rajo ka muujiyay in ay sii xoojin doonto xiriirka labada Dhinac.

Mas,uuliyiinta Dooxa iyo London ayaa isla soo qaaday arimo badan oo quseeya labada dal walow warbaahinta ay dibad joog ka aheyd Kulankaan.

Ra’isul wasaare Johnson ayaa tilmaamay in kulanka u xoojin doono xidhidha  labada dhinac ka hor inta uu boqorka Qatar u soo safrin magaalada London.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker