Dab ka Kacay Deeganka Gaacidh
Degaanka Gaacidh Oo Shalay Dab qabsaday ayaa Weli Gubanaysa, waxaanu dabku uu ku sii fidayaa kaymaha.
Kuwanina waa Qaar Ka mid ah Sawirada Dadka Degaanku Ka Qaadeen.