Lacagta Liirada Turkiga Oo Kor u soo kacay marka loo eego sarrifka lacagta doollarka.

Kaddib marki ay bilihi lasoo dhaafay lumisay qiimo aad u sarreeyay, ayay todobaadkaan lacagta Liirada Turkiga konton boqolkiiba qiimaheedu kor u soo kacay marka loo eego sarrifka lacagta doollarka.

Sare u kacan taariikhiga ah ee Jimcihi ku dhacay Lirada ayaa timid kaddib marki ay dowladda Turkiga suuqa gelisay balaayiin doollar Mareykanka ah, iyo sidoo kale ballanqaadyo la xidhiidha in dowladda kabeyso lacagaha dadka uga lumo marka ay soo xareeyaan doollarka oo ay qaadanayaan liirada.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker