Mareykanka iyo Israel oo ka wada hadlaya ‘tallaabooyin la taaban karo’ oo lagu badbaadinayo shacabka Qasa

Xafiiska raysal wasaaraha Israel, Banjamin Netanyahu, ayaa baahiyay sawirrada kulanka u dhaxeeya raysal wasaaraha iyo Xighayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka, Antony Blinken.

Wuxuu xafiisku sheegay in raysal wasaare Benjamin Netanyahu uu haatan kulan albaabada u xiran yihiin uu Xogyahay Arrimaha Dibedda Mareykanka, Antony Blinken, kula qaadanayo aagga Kirya ee magalada Tel Aviv.

Blinken, waa booqashadii labaad uu ku tegayo Israel tan iyo markii ay Xamaas weerar ku qaaday Israel 7-dii bishii Oktoobar.

Waxaa la filayaa in labada mas’ul ay ka wada hadlaan sidii gargaar loo gaarsiin lahaa Qasa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker