Madaxweyne Muuse Biixi Oo Waraysi Kaga Hadlay Xidhiidhka Kenya Iyo Somaliland

Madaxweynaha Kenya iyo madaxweynaha Somaliland ayaa shalay si wada jir ah u shaaciyay, qodobbo dhowr ahaa oo uu ka mid ahaa, xaqiijinta sii xoojinta xidhiidhka saaxibtinimo ee ka dhaxeeya labada dhinac.

Kulanka madaxda Somaliland iyo Kenya, Muuse Bixi Cabdi iyo Uhuru Kenyatta ayaa sababay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xidhiidhka u jarto Kenya.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker